Skip to Menu Skip to Content Skip to Footer

Afrika iyo horumarka qarniga

Attention: open in a new window. PDF | Print | E-mail

Sunday, 20 June 2010 00:22

Meesha Afrika waagii hore lala xiriirin jiray dib u dhac, colaad, faqri iyo musuqmaasuq, wixii ka danbeeyey 2000 Afrika waxay noqotay awood dhaqaale, astaan horumar, iyo hoy ganacsi iyo maalgelin. Isbeddellada dhaqaale, siyaasadeed iyo mujtamac ee ka soo ifbaxay Afrika tobankii sano ee la soo dhaafay waxaa saldhig u ahaa hoggaan tayo leh oo sameeyey hiraal qaran iyo habayn dhaqaale. Hoggaankaas wanaagsan ayaana qayb ahaan loo aaneeyaa kobocaas dhaqaale oo wixii ka danbeeyey 2000 celcelis ahaan madaxa la dhaafay 4.9%, waddammada qaarkoodna gaarayey 10%.

Akhri qoraalka oo dhan

   

Islamic banks are here to stay

Attention: open in a new window. PDF | Print | E-mail

Sunday, 11 July 2010 18:23

The headline in The Times of London a few days ago could not have been more explicit: "Shariah-compliant banking products a 'huge flop’ in Britain." It is a pity that the writer was not more discerning or informed about Islamic banking in Britain.

Read Article

   

Cabsi laga qabo hoos u dhac dhaqaale iyo sayladaha saamiyada oo wareeray

Attention: open in a new window. PDF | Print | E-mail

Wednesday, 26 May 2010 08:44

Cabsi laga qabo dagaal ka dhex qarxa labada Kuuriyo iyo dhibaatooyin ka dhashay daymaha faraha badan ee lagu leeyahay waddamada ku bahoobay lacagta yuurooga (euro), siiba Giriigga iyo Isbayn ayaa sababay in hoos u dhac xooggani ku yimaado dhammaan saayladaha saamiyada adduunka. Meesha cabsida dagaalku salka ku hayso gujis askar badani ku dhinteen oo dejintiisa lagu eedeeyey Waqooyiga Kuuriya, dhibaatooyinka daymuhu inkastoo markii hore laga warhayey, haddana waxay meeshii ugu xumayd gaareen kadib markii Hay’ada Lacagaha Adduunku (IMF) ka digtey dhibaatooyinka ka dhalan kara guud ahaan daymaha Yurub, gaar ahaan kuwa Isbayn.

Read Article

   

Page 1 of 7

Sidee loo helaa fikrad ganacsi

Political  Roast : Obama Emanuel 2005

PM Rashiid oo tegey USA

Political  Roast : Obama Emanuel 2005

Dalmar oo la waraystay

Governance

FURAHA GANACSIGA

HOGGAAMIYE

Dal dad waayey

Mustaqbal Wanaagsan

Get Adobe Flash player

Furaha Ganacsiga: RAAD TV

Get Adobe Flash player

Sidee loo helaa fikrad ganacsi part 3 of 6