Hoggaamintu waxay la cimri tahay aadamaha. Eebbe (SW), ka hor intuusan abuurin Nebi Aadam (CS), wuxuu malaa’igta ku wargeliyey in uu abuurayo ‘khaliifa’ . Sheekh Qurdubi, isagoo aayaddaas daliishanaya, ayuu ku doodaa in hoggaamiyaha Islaamka loo bixiyo khaliifa. In kastoo, hoggaamintu la fac tahay aadamaha, laga qoray buuggaag sare u
HOGGAAMIYE
FURAHA GANACSIGA
Buuggan, oo ah kii ugu horreeyey ee ka hadla bilaabista iyo kobcinta ganacsiga yar-yar, ku qoran af-soomaali, una qoran qaab akadeemig ah, cutubyadiisa iyo qaabka uu u qoran yahay labadaba waxa saldhig u ah saddex arrimood: (1) Cashar diyaarin la xiriirta maaddada antrabranoornimada iyo ganacsiga yar-yar (entrepreneurship and small business)
Exchange Rate Policy: The Somalia Experience(1960-2001)
Much has been written about Somalia in the last fourteen years; about its history, politics, civil war, famine, clans, warlords, the failure of the U.S. intervention, but little has been written about the monetary aspect of the Somali crisis. The author, a former director general of Central Bank of Somalia, contends that it was the currency chaos that contributed
HOGGAAMINTA WANAAGSAN Dr. Cabdi Shire Warsame
Hoggaamintu waxay muhiim u tahay nolosha iyo horumarka aadamiga, habsami u adeegsigeeduna wuxuu suurtogeliyaa in la gaaro halka la higsanayo. Haddii aan hoggaamin jirin laguma guuleysan karo gaaritaanka halka maanka lagu hayo. Siyaabaha ay aqoonyahannada faraha badani ku kala macneeyeen,
MAXAA HORTAAGAN DAWLADNIMADA SOOMAALIYA? Abdiwali Hassan
Dadka Soomaaliyeed oo ka mid ah isirrada ugu ballaaran qaaradda Afrika, waxay si teel teel ah ugu baahsan yihiin dhulka Soomaaliyeed oo lagu qiyaasay 400.000 mayl oo wareeg ah (square miles) ee Geeska Afrika. Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed oo soo martay ilaa 1991-kii laba maamul, mid rayid ah (1960-1969) iyo mid milateri ah (1969-1991),
QAAMUUSKA GANACSIGA - Abdulfatah Abdullahi (Gacmadheere)
Qaamuuskan waxaan isleeyahay waa mid la qoro kii ugu faa’ido badnaa marka laga eego waxtarka uu u yeelan doono bulshaweynta Soomaaliyeed. Ma yara malahayga buuggaagta laga qoray Soomaalida, haba u badnaadeen tariikh iyo siyaasad, waxayna badidood dhaliyaan muran taariikheed iyo mid siyaasadeed.
Governance by Ismail Ali Ismail
Governance traces the origins of Somalia’s chronic and debilitating problems to the 19th century European scramble for Africa. It identifies its problems of governance – pre-colonial,colonial, and post-colonial – and refutes the argument that both the unitary system and an outmoded and archaic clan system were to blame.
More Articles...
Page 1 of 2


