Sunday, Sep 05th

Last update09:31:27 AM GMT

You are here:: Warar

Nabadey Saalax Xaashi Carab (1955 – 2010):

Mar kale ayay maalmahan murugo gilgishay bahda qalinleyda iyo halabuurka markii looga naxsaday geerida lama-filaanka ah ee abwaan Saalax Xaashi Carab, 19kii bishan Agosto. Bahdan oo uu ku abtirsado Naadiga PEN oo uu Saalax ka ahaa xubin qaali ah, waxaa mar kale la damqay nabarkii ay ku reebtay geeridii is daba-joogga ahayd ee ay sidii tusbax go’ay sannadahan u dambeeyey isaga daba tageen halyeeyo badan oo hormuud u ahaa halabuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida.

Read more...

Australian initiatives to boost Shariah-compliant projects

In a clear statement of intent, the Australian government has launched a series of initiatives that when completed and hopefully adopted will make the country one of the most proactive Islamic finance markets in the Asia-Pacific Region.

Read more...

Private equity in the Middle East

Meesha wixii ka horreeyey 2000, sharikaadka maammula hantidu (private equity) aad ugu yaraayeen Bariga Dhexe, maanta, waxaa lagu tiriyaa meelaha ay yaallaan lacagaha ugu badan. Tusaale ahaan, meesha 2004 hay’adahaasi ka yaraayeen 26 maammulayeena lacag ka yar US$ 1 bilyan, 2008-dii oo kaliya hay’adahaasi waxay maammulayeen lacag ka badan US$ 10 bilyan. Qoraalkan ku lifaaqan oo ah daraasad ay iska kaashadeen INSEAD iyo BOOZ & Co wuxuu qaadaadhigayaa heerarkii hay’adahaasi soo mareen, siday ku dhasheen, siday u shaqeeyaan iyo hantida ay maammulaan intaba.

Private equity Middle East

Islamic banks are here to stay

The headline in The Times of London a few days ago could not have been more explicit: "Shariah-compliant banking products a 'huge flop’ in Britain." It is a pity that the writer was not more discerning or informed about Islamic banking in Britain.

Read more...

IMF raises world growth forecast

The IMF raised its 2010 world growth forecast to 4.6 percent from 4.2 percent in April and boosted estimates for the United States and China. But its quarterly World Economic Outlook warned that "risks have risen sharply" and Europe has to quickly resolve debt problems and restore confidence in its banks.

Read more...

Buugga asbuuca: The stability of ISlamic Finance

Buuggan oo qoristiisa ay iska kaashadeen afar dhaqaale yahan oo Muslimiin ah, sida laga dareemayo magaca, waa buug soo bandhigaya waxyaabaha bangiyada Islaamku kaga fiican yihiin bangiyada ku salaysan nidaamka ribada.

Read more...

Telecom Firms Thrive in Somalia Despite War, Shattered Economy

MOGADISHU, Somalia—Banks barely existed in this war-torn African nation a decade ago. Now, Somali residents can bank over their mobile phones.

Read more...

Page 1 of 2

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  Next 
  •  End 
  • »